Guddoomiyihii hore ee gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Taabid Cabdi Maxamed ayaa ku baaqay in la joojiyo xiisada colaadeed ee taagan deegaanka Tukeraq ee gobolka Sool.

Tukeraq ayaa waxaa ku dagaalamaya ciidamo kala taabacsan Soomaaliland iyo Puntland, iyadoona dagaalkii ugu dambeeyay uu saakay ka qarxay deegaankaasi.

Dagaalka Saakay ka dhacay deegaanka Tukaraq ayaan la ogeyn khasaaraha dhabta ah ee ka dhashay dagaalkaasi Saakay markale ka qarxay Tukeraq.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here