Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Maxamed Cabdullaahi Salaad,ayaa sheegay in Shaqaalaha Ajaanibta ah ee xilalka ka haya Xafiiska Maamulka Hawada iyo Shaqalahaba la bedelo doono,isla markaana ay la wareegayaan Shaqaale Soomaali ah

Sikastaba hadalka Wasiir ‘Oomaar’ ayaa daba socday Kadib markii Xukuumadda Soomaaliya horay u sheegtay in Shaqa uu qaban karo qof Soomaali ah aan la siin doonin qof Ajnab ah taasi oo u muuqato mid la dhaqan gelinayo wallow ay jiraan weli meelaha qaar oo ay ka howlgallaan Shaqaale ajnabi ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here