Musharax Mukhtaar Roobow ayaa lagu waddaa in uu goor dhow warbaahinta kula hadlo guriga Habar Khadiijo ee Taliska Hay’adda Nabad suggida Qaranka.

Wadaadka oo horay Shabaab ka tirsanaan jiray ayaa isugu soo dhiibay dowladda Soomaaliya, waxaana uu intaasi ka dib uu isku sharaxay xilka Madaxweynaha Koonfur Galbeed, waxaana Ciidanka dowladda Soomaaliya ay kasoo xireen Magaalada Baydhabo.

Roobow ayaa la  filayaa in ka hadlo arimo badan oo ay  ka mitahay arimaha doorashada Maamulka koonfur Galbeed somalia  isaga oo si cad u sheegi doona in uu ka tanaasuley gabihaan doorashada

Wixii kusoo kordha kala soco Baxdo.net

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here