Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya Xasan Cali Maxamed ( Amardanbe ) ayaa sheegay ciidanka somaliya inay kamaarmi doonaan garabka ay ka helaan ciidanka Amisom ee howlgalka nabad ilaalinta kawada somaliya.

sagoo ka hadlayay tababar magaalada baydhabo looga furay ciidan ka tirsan dowlada somaliya ayuu wasiir (Amardanbe) u sheegay ciidaka inay dadaalaan si ay qayb uga noqdaan ciidanka la doonayo inay badalan ciidanka Amisom ee howgalka kawada somaliya.

Howlgalka Amisom ee somaliya ayaa qeyb waxaa ka ah dhowr dowladood oo Afrikaan ah, kuwaas oo dowlada somaliya tageero ka siiya ladagaalanka dhinacyada dowladda kasoo horjeeda.

HALKAAN KA DHAGEYSO:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here