Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Soomaliya Cabdullaahi Goodax Barre o ku sugan degmada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa sheegay in ay xukuumada Soomaaliya ay dhibsaneyso in Madaxda Dowlad goboleedyada ay ku shiraan dowlad xurguf Siyaasadeed ay nagala dhaxeyso.

HALKAAN KA DHAGEYSO:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here