Madaxweynaha Jamhuuriyada federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa maanta ubax dhigay taalada Dhagax tuur ee kutaala magaalada Muqdisho.

Ubax dhiga taalada dhagax tuur ee Madaxweynaha Soomaaliya ayaa qeyb ka ah xuska munaasabada 59-sano guuradii kasoo wareegtay maalintii gobolada Waqooyi ka xureebeen Gumeysigii Ingiriiska.

Munaasabada dhagax dhiga waxaa ka qeybgalay Xubno katirsan labada Golle ee Dowladda, Duqa Magaalada Muqdisho iyo ku xigeenadiisa, iyo Boqolaal dadweyne ah oo isaga kale yimid qaar kamid ah Degmooyinka Gobalka Banaadir.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here