Guddiyo Baarlamaanka federaalka Soomaaliya iyo maamulka Koonfur Galbeed u saareen xal ka gaarista dadkii sida arxan darada ahaa dhawaan loogu laayay Koonfur magaalada Gaalkacyo ayaa soo saaray War saxaafadeed dhowr qodob ka kooban .

Guddigan oo kulamo kala duwan la yeeshay maamulka Galmudug, waxgaradka Gaalkacyo iyo sidoo kale dadka kasoo jeeda Koofur Galbeed iyo Hirshabelle ee kunool Koonfurta magaalada Gaalkacyo.

Waxa ay soo saareen guddigan War Saxaafadeed dhowr qodob ka kooban oo u badnmaa talooyin iyo in maamulka Galmudug wax ka bedelo habdhaqanka dadka kasoo jeeda Koonfur Galbeed iyo Hirhabelle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here