Waxaa goordhow lagu wadaa in magaalada Muqdisho uu ka  furmo kalfadhiga 6aad ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa la filayaa inuu furo kulanka baarlamaanka Soomaaliya, iyadoona halkaasi ay ku sii qul qulayaan dhamaan mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya.

Diyaar garowgii ugu dambeeyay ayaa ka socda xarunta Janeraal Kaahiye ee Magaalada Muqdisho.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here