Kalfadhiga 6 aad ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa goordhow ka furmay xarunta Janeraal Kaahiye ee Magaalada Muqdisho.

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa goordhow la filayaa inuu khudbad ka jeediyo kalfadhiga 6 aad ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Live u daawo xaflada furitaanka kalfadhiga 6aad ee BFS.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here