Warar lagu kalsoon yahay ayaa Warqaad usheegay inay is casishay Xaliimo Cabdi Cali oo ka mid aheyd Xubnihii xalay Wasaarada arimaha gudaha ay magacowday.

Xaliimo waxay aheyd haweeneyda keliya Ee Gudiga ku jirtay islamarkaana 13 Qofood ka koobnaayeen.

Ma aysan sababeyn waxay isku casishay Xaliimo inkastoo arimo ugaar ah ay kusoo gaabisey.

Cadaadis beesheeda ah ayaa lagu micneeyey inay ugu dambeyn isku casishay.

Wasaarada arimaha gudaha Soomaaliya ayaa gudiga Farsamada Maamul dhisida Galmudug xalay ku dhawaaqday iyadoo Xaaf uu soo dhaweeyey gudigaasi,sheegeyna in wax ka magacaabeen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here