Wareegto ka soo baxaday xafiiska madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maantta lagu magacaabay taliyaha ciidanka Lubta kadib markii taliyihii hore ee ciidankaas loo magalaabay abaanduulaha ciidamada

 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Tigreeto uu soo saaray ku Magacaabay S/Guuto Mahamed Cali Bariise Taliye kuxigeenka CXDS Iyo S/Guuto Cabdihamid Maxamed Dirir Taliyaha Ciidanka Dhulka/Lugta

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here