Gudiga Habargidir ayaa la kulmey Odoyaasha Dhaqanka, Maamulka iyo qaybaha Bulshada Ree Gaalkacyo.

Waxa ay ka dawa hadleen suurta galnimada in Gaalkacyo ladhigo Gogashada Caleemo-saarka golaha sare ee Habargidir ee dhawaan Hobyo lagu soodhisey.

Odoyaasha Dhaqanka Ree Gaalkacyo ayaa gudiga u sheegey in ay doorbidayaan in gogosha Caleemo-saarka ladhigo Magaalo ka mid ah gobolka Galgaduud maadaama Gudiga lagu soodhisey gobolka Mudug.

    

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here