Warar lagu kalsoonyahey ayaa sheegaya in Sii-hayaha Wasiirka Ganacsiga Soomaaliya Eng Cadullaahi Cali Xassan looga yeeray Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Iyada lala yeelanayo Xog Waraysi.