Taiwan ayaa bishaan u soo diri doonta koox ka socota dhinacyada horumarinta ee ka shaqeeya arrimaha beeraha, isgaarsiinta, iyo mashaariicda caafimaadka maamulka Somaliland sida ay shaacisay wasaaradda arrimaha dibedda ee Twain.
 
Maamulka Twain ayaa sheegay in kooxdaan ay hoggaamin doonaan gargaar la gaarsiin doono Somaliland.
 
Dhamaadka Nofeembar, Sanduuqa Iskaashiga Caalamiga iyo Horumarinta (ICDF) ayaa koox gargaar u diri doonta Somaliland si ay u furaan xafiis saldhig u noqda shaqada laga bilaabo bilawga 2021.