Wasaaradda gargaarka iyo maareynta masiibooyinka DF ayaa ka digeysa duufaanta Gati oo ku soo fool leh inta u dhexeysa Boosaaso iyo Xaafuun oo ka tirsan degaanada Puntland

Qoraal ka soo baxay Wasaarada ayaa dadka degaanadaas ku dhaqan uga digeysa iney ka fogaadaan meelaha biya mareenka ah iyo dhulka biya qabadka leh.