Madaxweynaha dowladda federalka Soomaaliya ayaa maanta Markab sida raashin gar gaar u diray dowladda Puntland.

Markabkaan ayaa kasoo ambabaxay dekedda weyn ee magaalada Muqdisho, waxaana sidoo kale uu gargaar usidii Galmudug iyo Hirshabelle.

Gudiga gurmadka Abaaraha ee heer fadaraal ayaa sheegay in gurmadkan ay dowladu ka heshay dowladaha Turkiga iyo Indonesia.

Guddiga gurmadka abaaraha ayaa horay deeqo gagaar lacageed u diray maamul goboleedyada dalka, si wax wax looga qabto dhibaatooyinka abaareed ee ka jira deegaano ka tirsan gobolada dalka soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here