Deegaanka Kulub ee gobolka Mudug ayaa waddadii loo marayey waxaa xiray ciid ay keentay dabaylayl taas oo sababtay in magaalada Gadiidku ay dhib ku galaan.

Muxiyadiin Yuusuf Cali oo kamid ah Nabadoonada degaankaasi ayaa wuxuu sheegay inaysan jirin wax Agab ah oo gudaha u gali kara deegaankaasi.

Hay,ada Adeeso oo ka hawlgasha deegaanada Puntland ayaa horay uga shaqaysa waddadaasi qaybo kamid ah waxaana uu sheegayaan Nabadoon Muxiyadiin in hada ay haysato dadkaasi dhibaato aad u adag.

  1. Nabadoon-Muxiyadii-Yuusuf-Cali-oo-kamid-ah-waxgaradka-deegaanka-Kulub-ee-gobolka-Mudug-


LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here