Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku qasbay wasiirk arrimaha gudaha iyo Federaalka Xukuumadda Soomaaliya C/faarax Juxa inuu soo dhoweeyo madaxweyne Xaaf.

Sawirada hoose waxaad ka dareemeysaa sida uu Wasiir Juxa uga xumaa inuu soo dhoweeyo madaxweynaha, waayo horey ayuu u sheegay inuu aqbalay ka wasaarad ahaan xilkii laga qaaday Xaaf.

Sidoo kale sawirada waxay kuu muujinayaan in DFS ay iska ilaalineyso ceeb ah in dhanka Xaaf la xumeeyo, waxaana meesha loo diray mas’uuliyiin badan.

Xildhibaannada Lanbada aqal ee Galmudug kasoo jeeda ayaa iyaguna dhankooda ah kuwo dedaal badan bixinaya, waxaana meesha cad in Xaaf uu ka guuleystay dowladda Federaalka.

Hoos ka arag sawirada:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here