Magaalada Muqdisho ayaa goor dhow lagu soo dhaweeyay Madaxweynaha maamulka Galmudug Mudane Axmed Ducaalle Geelle ” Xaaf”

Soo dhaweynta Madaxweyne Xaaf ayaa ka waxaa ka qeyb galay xubno ka tirsan labada gole ee dowladda Soomaaliya.

Waxaa uu ka qeyb gali doonaa Shirka Dowladda Dhexe iyo Madaxda maamulada ee ka furmaya Magaalada Muqdisho.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here