Warar aan helnay goordhow ayaa sheegaya in xafiiska madaxweynaha Soomaaliya looga yeeray bahda warbaahinta ee magaalada Muqdisho.

Lama  oga shaqsiga warbaahinta la hadli doono iyo waxyaabaha laga hadlayo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here